| Muxaadaro | Duruus | Quraan | Tafsiir | Culuumul Quran | Maqaalo | Nalla Soo Xiriir
Menu Main
 Home
    Muxaadaro
    Duruus
    Quraan
    Tafsiir
    Culuumul Quran
    Maqaalo
    Nalla Soo Xiriir

Newest Members
sumaya
fodcade
ahmed yare
ahmed mhamud
muna114
mataanalay
nasteexo
ALIBAZI
cismaan_9
Mohamed Ahmed

Who's online
  Total Visits: 79293
 Online Visitors: 10

Mareegto

Su_aalo iyo Jawaabo Diini ah Qeeybtii 1_aad

Qeeybtii  1_aad

1)  Waxaad sheegtaan  Dufeey ibnu caamir al-doowsi qofkii ugu horeeyay oo ku soo muslimay gacantiisa markii uu ugu yeeray islaamka???
 
Jawaab-  Aabihii    Caamir al_doows.

1)  Waxaad sheegtaan  Dufeey ibnu caamir al-doowsi qofkii ugu horeeyay oo ku soo muslimay gacantiisa markii uu ugu yeeray islaamka???
 Jawaab-  Aabihii    Caamir al_doows
.

 2)  Waxaad sheegtaan Qu_aanka imsaa suuradood  ayay kabilaawdaan magacyada xayawaanada  sida   (al-namli, qraanjada)?

Jawaab- Suuradaha Qur'aanka ku jira ee magac Xayawaan ka billowdaa waa kuwan:

1-      Al-Baqara   (Saca)

2-  An-Naxal   (Shinnida)

4-      An-Namal   (Quraanjada)

5-      Al-Cankabuut   (Caarada)

6-      Al-Fiil     (Maroodiga).

3)  Waxaad sheegtaa Nabigee lagasoo saaray wadan Afrikaan ah,wadanka iyo magaca nabiga  scw?
 Jawaab- waa  NAbi Muuse waxana laga soo saaray Masar.

4) Waxaad sheegtaan Nabi Muxamed SCW  markuu  u hijrooday Madiina ninkii girigiisa uu ku dagay? dagaanaa ilaa mudo inta laga dhisaayay masjidkunabawi ?
 Jawaab- Hijradii Nabiga (SCW) ee Madiina wuxuu Nabigu (SCW)  ku degay guriga Abuu-Ayuub (Khaalid ibnu Zayd) Al-Ansaari oo ahaa reer Banii Najjaar .

5) Waxaad sheegtaan Saxaabigii  loo diray in uu burburiyo Sanamkii Manaat?   

Jawaab Wuxuu u  diray 20 nin oo fardoolay ah oo uu madax u yahay Sacad ibnu Zayd Al-Ashhali.

6) - Saxaabigee ayuu ahaa Saxaabigii yiraahday god haa laqodo, dagaalkii Axzaab??
Jawaab-  waa   SALMAAN AL/FAARISI
 
7)   Waxaad sheegtaan   (Qaala famaa khadbukum ayuhal mursaluuna)  imsaa quraanka kujirta???
 
Jawaab- waa  2   Surat Alxijri & Al-dariyad.
 
8)  Waxaad sheegtaan Ninkeebuu ahaa ninkii kasoo tagay  Maka   in uu dilo Nabiga SCW?? keebuu ahaa kii kafaalad qaaday Caruurtiisa iyo deeytii lagu lahaa in uu ka bixiyo?? Markii ay  tashanayeena xageey joogeen??
 Jawaab- Ninkii u baxay inuu Nebiga soo dilo wuxuu ahaa CUMEYR BINU WAHAB, oo wiilkiisii oo dagaalkii Bedel lagu qafaashay  iskana dhigaayey ninwiilkiisa soo soofuranaayo.   Ninkii kafaalo qaaday Caruurtiisa,deyntiina lagu lahaana yiri anaa bixinaa waa SAFWAAN BINU UMAYAH.   Go'aankaasna waxay ku qaateen iyagoo ku jira Kacbada.
 
9)  Wxaad sheegtaan  Haweeneeydii calaajisay Beerkii Xamza binu Abdulmudhalib ???  
Jawaab-   HINDA BINTU CUTBAH 
 
10)  Waxaad sheegtaan Maryama bintu Cimraana hooyadeed magaceeda? iyo markii Alle ay
baryeysay waxa ay ku  ta athurtay???(ta  athur)raadreeb ama ay ku qiirootay?????

  Jawaab- Maryama Bintu Cimaran hooyadeed waa XANNAH BINTU FAAQUUD, waxayna ku qiirootay (ta'athurtay) iyadoo aragtay shimbir caruurteeda cunto siineysa, markaaseey jecleeysatay iney caruur hesho, Allena (SW) weydiisatay inuu Oowlaad siiyo waana ka aqbalay wuxuu siiyay MARYAMA BINTU CIMRAAN oo Nebi CIISE hooyadiis ahayd.
 
11) Waxaad sheegtaan  Saciid binu Caamir aljumaxi  Ninkii uu arkaayay isagoo ay dilayaan kufaaru qureesh Magaalada Maka, xiligaana uu ahaa isagana mushrik?. 
 Jawaab-  khubayb  ibnu Cadiy. 
 
12) Waxaad sheegtaan  Aayada uguyar Qu_aanka Kariimka? 
 Jawaab- thuma Nadara.

13) Waxaad sheegtaan Digaalkii uu ku geeriyooday C/laahi Binu Rawaaxaa? 
Jawaab-  dagaalkii  Mu'ta. 
 
14) Waxaad sheegtaan  Qaalataa imsaa Qur_aanka kujirta? iyadoo uu alifka kutaaganyahay?  
 Jawaab-   2 jeer. (Qaalataa ataynaa dhaa'iciina). (Qaalataa laa nasqii xattaa yasdura-Rucaa'u). Wal-Laahu aclam. Fusilat iyo Qasas

15) Waxaad sheegtaan Gabyaagii  Rasuulka SCW??
Jawaab-  Xassaan ibnu Thaabit.
 
16)   Waxaad sheegtaan Magaalada Maka Saxaabadu markaay gaareen 30 qofood qiyaastii gurigee baa laku  dukanijiray Salaada si qarsooni ah? Sheeg Saxaabigaas magaciis?.
 Jawaab-AL-ARQAM IBNU ABIL-ARQAM.
 
17) Waxaad sheegtaan ikhwaanii, Saxabigii jaliilka ahaa  oo abuu Bakar iyo  Nabiga SCW ku yiraahdeen Caano inoo lis?  kadibna Saxaabigaas wuxuu weeydiista in uu baro waxa ay kusameeyeen Ceesaatu???
 Jawaab-  Cabdulaahi Binu Mascuud

18)  Balqiisa bintu mujaaxid  yaa ugeeyay warqadii loo diray ? yaana soo arkay in ay yihii mushrikiin?. 
Jawaab-   Shinbirka layiraahdo  HUD-HUD

19)   Waxaad sheegtaan Asaxaabul Kahfi  imsaa  ayay kujireen godka??
jawaab- 309 SANO.

20)  Waxaad sheegtaa Masjidkii ugu horeeyay uu dhisay Nabi muxamed SCW ? 
 Jawaab-MASJIDU QUBAA.
 
Qore:  Abdimalik Osman Adan

Newslatter
Ku Biir Newslatter-ka!