Muxaadaro
Duruus
Quraan
Tafsiir
Culuumul Quran
Maqaalo
|
Muxaadaro
|
Duruus
|
Quraan
|
Tafsiir
|
Culuumul Quran
|
Maqaalo
|
Nalla Soo Xiriir
Menu Main
Home
Muxaadaro
Duruus
Quraan
Tafsiir
Culuumul Quran
Maqaalo
Nalla Soo Xiriir
Newest Members
sumaya
fodcade
ahmed yare
ahmed mhamud
muna114
mataanalay
nasteexo
ALIBAZI
cismaan_9
Mohamed Ahmed
Who's online
Total Visits:
79292
Online Visitors: 8
6
1
1
Mareegto
Abdulrashid.net
Aflax.net
alrisaal.com
Altaqwaa.com
Boqolsoon.com
Duruus.com
IslamWeb
Qardhaawi.com
Somalisunah.net
www.alimuse.com
www.camaloow.com
www.islamliveone.com
www.somalislam.net/
Su_aalo iyo Jawaabo Diini ah Qeeybtii 2_aad
Qeeybtii 2aad
Akhii Wa Akhawaatii Qeeybaha intooda kale kafiiri (Maqaalo)
21) Waxaad sheegtaa
Awalu Rasuul
keebuu ahaa??
Jawaab::
Nuux CSW.
22) Kalimada ama
magaca Muxamed
imsaa ku jirta Qu_aanka ??
Jawaab: 4 jeer qur aanka
1,Faxi, Aayada 29-aad kafiiri
2,muxamed, Aayada 2-aad kafiiri
3,al-Cimraan, Aayada 144-aad kafiiri
4,Al-Axjaab, Aayada 40-aad kafiiri
23) Waxaad sheegtaa M
uhaajiriintii u hijrootay Magaalada Madiina Qofkii ugu horeeyay oo galay keebuu ahaa?
Jawaab:
Abuu Salama oo looyiqiinay Ibnu Cabdi Asad.
24) Waxaad sheegtaa suurada qu-aanka kamidka ah oonan lagu arag xarafka
miim ( m ) ?
markii laga reebo Bisimka.
Jawaab:
Waa suuratul Koothar ama inaa acdheenaa.
25) Waxaad sheegtaan Suurada iyo Aayada aykujirta haweeneeyda lagu Xusay Quraanka kariimka ah looguna magacdaray
imra-atu kharqaa ama awil kharqaa?
Jawaab:
waxaay kujirtaa Suurada Al-naxli Aayada 91 ee halkaa kafiiriya
26)
M
agaca Al_imaam Al-shaafici?
Jawaab:
Maxamed Ibnu Idriis ibnu Cabaas ibnu Cothmaan (Abuu Cabdulaahi) (QAZA) ayuu ku dhashay asagoo laba jir ah ayuu MAKA yimiday (raximahulaa)
27)
Adkaarta la aqriyo marka laga soo baxo musqusha ?
jawab:
qufraanaka;
28)
Ninkii uu u baxshay Nabiga (SCW) Seeyfulaahil masluul
?
jawaab:
Khaalid Ibnu Waliid, 'markii laga soo laabtay Qaswatul Mu'taa laguna soo guuleeysatay ayaa magacaas loo bixiyay;'
29
) Imasa suuradoo ayaa ku bilwda xarafka (Qaf)???
Jawaab; waa 6 suurat 'sida aan aniga u fahmay'
1 Suuratu ' Qaaf wal qur.aanil majiid'
2 Suuratul Mujadalah'Qadsamicalaahu qowlal latii:
3 Suuratul Jini ' Qul uuxiya ilaya''
4 Ikhlaas ' Quhuwalaahu Axad'
5 suuratl Falaq : Qul acuuthu birabil Falaq'
6 Suuratun Naas' Qul acuuthu birabinnaas'
7 suuratul Muminuun'Qad aflax muminuuna'
8 suuratul Kaafiruun' Qulyaa ayuhal kaafiruun'
30)
Waxaad sheegtaa macaga wiilkii ku hooyada ahaa nabiyullaahi Yuusuf (CS)?
Jawaan:
Binyaamiin
binu Yacquub
31)
Keebuu ahaa kii
sheegtay Nabinimo baadhilka aheeyd
xiligii Nabi Muxamed SCW uu noolaa?magacii uu u bixiyay??
Jawaab
;
Museeylamatul kadaab.
32)
Waxaad
sheegtaan Afar aanan ladhalin oo qur-aanka ku jirta oo nafleey ah???
hadii aan idiin bayaaniyo 2 bina aadam,, 2 xayawaan??
Jawabta
;
1, Adam
2, Xaawo
3, Hasiishii nabi saalix
4, Wankii Nabi Ibraahim
33)
Waxaad sheegtaan
Ninkii dilay Xamsa bini Adbulmudhalib oo nabiga adeerkiis ahaa ???
Jawaab
: Waxshi
34)
Waxaad sheegataan
Beertii loo yaqiinay Xariiqatul- moowt, Saxaabigii yiraaxday haa liigutuura Aniga ayaa idin furaaye?
Jawaab:
Baraa Binbu maalik (Rxh
)
waa saxaabigii minjiniiqa lagu tuuray albaabkiina furay.
35)
Waxaad sheegtaan
Saxaabigii jaliilka ahaa oo taladiisa lgu laayay
yahuudii daganeed Madiina Reer Banu Qureeydha ??? Saxaabigaas digaalkee buu ku dhaawacmay?? ?
Jawaab:
Sacad inbnu Mucaadah, digaalka uu ku dhaawacway ((digaalkii Axzaab/ Khandaq))
36) Waxaad
sheegtaan Aayad qura-aanka kujirata oo wax
dhibic
ah aan laheeyn?
( sida Shiin ama Ba')
Jawaab:
1, Wawaalidin wamaawalada.
(Balad)
2, Alaahu alsamadu (Ikhlaas)
37) Waxaad sheegtaa
n Abuu dar Al-qafaari
magaciisa ??
Jawaab:
Jundab binu Junaada al-qafaariyi
38)
Imsaa kujirta qur-aanka kalimada Barzakh???
ama Barzakhan oo alif kutaagan?
Jawaab:
1, Suuratul Al-Raxmaan
2, Suuratul Al-Mu'minuun
3, Suuratul Al-Furqaan
39) Waxaad sheegtaan
Furashadii Maka CIKrima Abii Jahal xageebuu u cararay??
yaa u weydiiyay in lacafiyo Cikrima ???
Jawaab:
Wuxuu ucararay
dhinaca yemen iyo ithoobiya Xaaskiisa ayaa nabiga (SCW) u tagtay oo la oranjiray (umu xakiim bintul xaarith)
40) Waxaad shegtaan khadhiibkii Rasuul SCW???
Jawaab
:
thaabit binu qeeys binu shamaasi Al ansaariyi. (Al-khazrajiyi)
41)
Keebuu ahaa kii rabay in uu Dilo Nabiga SCW, Una soo qaatay dhagax iyadoo Qureesh ay wada fiiranayaan Magaalada maka gudaheeda, Nabiga SCW xiligaasna uu salaad kujiray Ilaahna kabadbaadiyay???
Jawaab:
Abuu-Jahal
42) Magaalada Dhaa-if markuu aaday Nabiga SCW, kadib ay kusoo dhagaxeeyeen Saxaabigii lasocday magaciis?.
Jawaab:
Zayd ibnu Xaaritha
43) Waxaad sheegtaa ninkii Malaa-igta ay dhaqday digaalkii Uxud?.
Jwaab:
Xandhala ibnu Abii-Caamir
44) Waxaad sheegtaa Nabi Nuux Wiikiisii ku kharaqmay (ku dhintay Biyihii;) ALLE uu yiraahda kamid ma aha Qoonkaada
,
sheeg magaciisa? .
Jwaab:
Kancaan ibnu Nuux
45) Waxaad sheegtaan (4) afar kamid ah magaca
GEELA
oo lagu sheegay quraanka??
Jawaab:
Naaqa, Al-shucaraa 155
Jamal , Al-acraaf 40
Baciir , yuusuf 62,72
Ibil , al-ancaam 144
46) Waxaad sheegtaan Magacyada 2 (Labo) Haween oo Wada nuujiyay NABIGA SCW iyo XAMZA binu Abdulmudhalib??.
Jawaab: Waa Thuweybah, oo aheed Moolaa Abii Lahab iyo Xaliima Ibnu Abii duweeybtaa.
47) Waxaad sheegtaan Haweenaydii Nabiga SCW kutiraahday waan kula dhashay
(xaga nuugmada)
inta aanan laqeeybsan Qaniimadii Digaalkii Xuneeyn Ama Dhaa-if ????
Jawaab:
Shaymaa bintul-Xaarith ibnu Cabdil-Cuza (Abuu-Kabsha) .
48) Thumaama ibnu aathar xagee lagu xiray xiligii lasoo qabtay??
Jawaab:
Thumaama ibnu Athal Al-Xanafi waxaa lagu xiray tiir kamid ah tiirarka masjidka Nabiga (SCW).
49)
Waxaad sheegtaa Inta magac oo loo yaqaano
Duulaankii (Badarkii Labaad ) ??
Jawaab:
Badarul Moocid/ Badarul suqraa/ Badaru al-thaanii/ Badaru-al-ukhraa.
50) Waxaad sheegtaan Yaa kasoo waday Cabdulmudhalib Magaalada Madiino xiligii uu yaraa???? yaaynan kaa hoosbixin su-aashan!!!
Jawaab:
Waxa Madiina iyo reer abtigiis Banii-Najaar kasoo waday Adeerkiis Mudhalib ibnu Cabdi-Manaaf
NB:
Qeeybkale ayaan ku soo dareenaa inshaa Allaah.
Qore:
Abdimalik Osman Adan
Members Login
username:
password:
I Xusuusnow
Ma hilmaantay password
Samayso koonto cusub
Maxaa Cusub
Sheekh Cabdulqani Qardhaawi
Siirada Nabiga SCW
Sheekh Muxammad Cumar Dirir
fannu tajwiid
sheekh cali axmed
Sheekh Nuur Cali Jamac
Sheekh Bashiir Yuusuf Shiil
Sheekh Maxamed Idiris
dhagayso siirada rasuulka
Sheekh Mustafa Xaaji Ismaciil
Newslatter
Ku Biir
Newslatter-ka!
|
Culuumul Quran
|
Duruus
|
Maqaalo
|
Muxaadaro
|
Nalla Soo Xiriir
|
Quraan
|
Tafsiir
Copyright©2008 - naseexo.com
Powered By -
AYAGRAPHIC