61) Meeymuuna Bintu xaarith Zoowjatu RSC, Markii uu guursanaayay wuxuu udiray......................>>>>
66) Waxaad sheegtaan Hashii Nabiga SCW oo aheeyd Qaswaa markii ay kiciweeyday in aay usocoto dhinaca Maka, ooy yiraahdeen Saxaabada hashii Nabiga way kici weyday (way tugsatay) oo way daashay, Muxuu ugu jawaabay?. Jawaab: (Ma ay tugsan dabeecaddeedna ma aha ee waxaa xabbisay wixii Maroodiga (Maroodigii Abraha) xabbisay).
67) Saxaabigii Sadax jeer kula baayactamay Geeri Beeycatu Ridwaan keebuu ahaa? Jawaab: Salama ibnul Akwac ayaa kamid ahaa raggii geeri kula baayactamay Rasuulka (SCW) markii Cismaan ibnu Cafaan (RC) oo Makka loo diray uu soo laaban waayay oo waa ladilay suuqa la geliyay.
68) Waxaad sheegtaan Imsaa Caruur ayuu dhalay NABIGA SCW ?. Jawaab: 1- Qaasim. 2- Zaynab. 3- Ruqiya. 4- Ummu-Kaltuum. 5- Faadumo. 6- Cabdullaahi. 7- Ibraahim. Lixda hore waxa dhashay Ummul-Mu'miniin Khadiija (Ummu Hinda) bintu Khuwaylid bin asad bin Cabdul-Cuza bin Qusay ibnu Kilaab (RC). Ibraahim isaga waxa dhashay Maariya Al-Qibdhiya (RC). 69) Waxaad sheegtaan Suurada Kasheekeeyneeyso wixii kudhacay Reer Banu Nadiir?? Yahuudii daganeed madiina. Jawaab: Suuradda Suuratul-Xashri.
70) Waxaad sheegtaan Kalimad Quraanka kamid ah oo Suurad ku dhamaato Suuradna kabilaabato??? ((tusaalo ahaan, kalimad iswadato sida suuratul Ikhlaas ay ugu dhamaato (Axadun)).
username: password: I Xusuusnow